About this course
Koorsadan, waxaad ku baran doontaa aqoonta iyo xirfadaha lagaaga baahan yahay si aad u falanqeeyso Macluumaadka adiga oo isticmaalaayo Excel ka. Waxa kale oo aad baran doontaa sida si hufan oo wax ku ool ah loogu dabaqo Mucaadalaadka kala duwan ee Excel adigoo isticmaalaya Tusaalo Dhab ah.
Muuqaalkan hordhaca ah wuxuu muujinayaa muhiimadda Excel, wuxuuna ku tusayaa qaar ka mid ah Qeebaha barnaamijka Excel ka ee koorsadan aad ku qaadan doonto. Waxa kale oo lagu bari doonaa mucaadaaladka kala duwan ee aad baran doonto inta koorsadu socoto.
Comments (1)
Excel For Business Data Analysis
48 Parts
Magacyada la qeexay (Name Box)
-
Wax ka beddelka iyo Tirtirida Magacyada (Name Manager)
-
Raadinta macluumad Jadwal Two-Way Lookup ah (Indirect Function)
-
Isticmaalka Substitute Function Si loo saxo khaladaadka Indirect Function
-
Absolute , Relative and Mixed cell Reference
-
Tusaalo Mixed Cell Reference
-
Mucaadaalka aasaasiga Basic Function
-
Fahan qaabka u shaqeeyo Logical Test
-
Sidee ushaqaysaa IF Function iyo Nested IF
-
Tusaalo Nested IF Function
-
Isticmaalka mucaadalaadka OR, AND Functions iyo IF Function
-
Dhisida Warbixintii 1AAD adoo isticmaalayo COUNTIF Function With Chart
-
Dhisida Warbixintii 2AAD adoo isticmaalayo SUMIF Function With Chart
-
Dhisida Warbixintii 3AAD adoo isticmaalayo SUMIFS Function With Chart
-
Qurxinta Chart ka
-
Warbixinta kusoo saar Sheet cusub adoo isticmaalayo SUMIFS Function
-
Kusoo Dhawoow Mucaadallada VLOOKUP
-
Xallinta Khaladaadka VLOOKUP Adoo Isticmaalaayo COUNTA
-
Xallinta Khaladaadka VLOOKUP Adoo Isticmaalaayo COLUMNS
-
Xallinta Khaladaadka VLOOKUP Labo Jadwal Adoo Isticmaalaayo IF ERROR
-
Xallinta Khaladaadka VLOOKUP With Approximate Match
-
Raadinta Macluumaadka Jadwalka Two way lookup adiga oo isticmaalaayo INDEX MATCH
-
Is barbar dhigida labo liis 1
-
Is barbar dhigida labo liis 2
-
Raadinta Qoraal (Text) Adoo Isticmaalayo Search Function
-
Xallinta Qaladaadka Left Function Marka la Isticmaalayo Search Function
-
Qaabka qoraalka loogu kal firdhiyo kolomyo kala duwan
-
Qaabka loo kala qaado qoraalka adiga oo qarinaayo Column ka 2
-
Flash Fill
-
Farsamooyinka Qaabaynta Shuruudaha ah(Conditional Formatting Techniques)
-
Muuji Dhammaan Safafka Ku Salaysan Hal Shardi
-
Muuji Dhammaan Safafka Ku Salaysan Dhoowr Shuruud
-
Cashiro kusaabsan Pivot Tables And Pivot Chart
-
Beddelka Habka Isku-ururinta ee Jadwalka Pivot
-
10-ka ugu Sarayso ee Falanqaynta Pivot table
-
Ku muuji qiimaha sida boqolleyda ee Jadwalka Pivot
-
PivotTable ee Xisaabinta Isbeddelka Boqolleyda Sannadlaha ah
-
Sidee u Shaqeeyaa Advanced Filter
-
Isticmaalka Logical Test si looga soo saaro Warbixinta Sare - Advanced Filter
-
Isticmaalka ISNUMBER iyo SEARCH ee Advanced Filter
-
Hel 5 ugu sareeyso adoo isticmaalayo Advance Filter
-
Hel 5 ugu hooseeyso adoo isticmaalayo Advance Filter
-
Raadinta qeeb kamid ah Xuruuftah ee Advanced Filter
-
Hordhaca Cashirada Macros
-
Sideen oga shaqeeysiiyaa Macros
-
Duubidda Macro ee Advanced Filter
-
Dhisida Qaab Falaqayn adiga khaas kuu ah 1
-
Dhisida Qaab Falaqayn adiga khaas kuu ah 2
-

5.00
1 Reviews
Reviews (1)

Mohamed Abdiaziz Abdinasir
9 Apr 2025 | 06:11 pm
I recently completed the Excel course offered by Sheerxirfad, taught by Mustafa Hareed. Honestly, it was an outstanding course! Every lesson was clearly explained in a practical way, and I fully understood the content. Mustafa is a skilled and patient teacher who delivered the knowledge excellently. I'm truly grateful to Sheerxirfad and Teacher Mustafa for this amazing learning experience!
alhamdulillaah waxaan ku faraxsanahy in aan helay kooras cajiiba oo qof walbaa la qabsan karo.
maalintii aan kooraskaan bilaabayay ma sheegan karin xirfadda excel lkn maanta waxaan ku darsanayaa xirfadahayga, mahadsanid ustaad