Fundamental of Programing (C Programming Language)
in ProgrammingWhat you will learn?
Source Code
About this course
Inta uu Socodo Kooraskani Waxaad ku baran doontaa Asaasiyadka Programing-ka, Waxaad kale oo aad awood u yeelandoontaa inta aad baranatso Asaasiyadka Programing inaad dhisto projects sida:- ZAAD ama SAHAL.
Waxaa kale oo aad awood u yeelan doontaa intaad fahanto ‘HAB FIKIRKA KADAN-BEEYA SAMAYNTA SYSTEM-KA’.
Waxaa kale oo aad awood u yeelan doonta in aad ogaato ‘Meelaha System-ka Ay ka haystaan,erorka iyo sida loo cilad saaro’, marka aad barato Asaasiyadka programingka.
Hadaba Baro Asaasiyadka programing-ka Si aad u dhisto logic Maskaxdaad, si aad awood ugu u yeelato samayta system yada.
What Will You Learn?
- Way kuu fududaan doontaa inaad barato luuqadaha programing-ka kale marka aad barto Asaasiyadka programing-ka.
Requirements
Computer & Internet
FAQ
Comments (0)
Write the program that calculate Student score as you see this Output
