About this course
koorsadan waxaad ka baraneysa qodobada ugu muhiimsan ee saameenta ugu weyn ku leh inaad waqtigaga sida ugu fudud u maareeso.
Qofobadaas waxa ka mid ah
shakhsiyadada, nooca hadafkaga, caqabadaha ku gaarka ah, qaab fikirkaga, tamar tada iyo diirada gaarka ah.
sido kale waxa saaameeya heerka aad nolosha ka mareyso, iyo farsamooyinka ku haboon heerka aad nolosha ka mareyso.
qodobadaas iyo kuwo kale ayaad koorsadan si qoto dheer uga baraneysa inshallah
Comments (1)
Introduction
1 Parts
Course Introduction
-
Nashadada - Furaha Guusha
1 Parts
Maalintada Goormee bilowmata?
-
Journal - Qor Noloshada oo Maaree Waqtiga
1 Parts
Sirta iyo awooda Xasuus Qorista
-
Xuduudaha iyo Maareenta Waqtiga
1 Parts
Xuduud iyo maareenta waqtiga
-
Hababka loo maareeyo waqtiga
2 Parts
Hordhaca Hababka maareenta waqtiga
-
Profiles - Nooc/Heerka Dhalinteena Soomaliyeed
-
Chapter 5: Productivity Heatmap - Baro Xiliga aad awooda haysid
1 Parts
Baro Xiliyada awooda iyo diirada sareesa oo maaree waqtiga
-
Caqabadha ku curyaminaya
1 Parts
18 Caqabadood ka hortagan maareenta waqtiga
-
Baro Siraha Maskaxdada
2 Parts
Neuroplasticity - hordhac
-
Fahan maskaxdada oo Maaree waqtiga
-
Baro Shakhsiyada oo Maaree Waqtigaga
8 Parts
Hordhac - Baro sifooyinka shakhsiyadada
-
Shakhsiyadada iyo maareenta waqtigaga
-
Openness - sifada maskax furfurnaanta
-
Consciousness - Sifada Naf Xakameenta
-
Recap - Xasuusin meesha aan mareeno
-
Agreeableness - Sifada ogolaanshaha
-
Neuroticism - Sifada walwalka
-
Practical samee -shakhsiyada ma baratey?
-
Hadaf tayo leh
6 Parts
Hordhaca ahdafta - qoro ahdaftada
-
Ahdaafta Fashilmata
-
Ahdaafta Guuleysata
-
Smart Goal - ahdaaf la xaqiijin karo
-
Khaladadka burburiya ahdaftada
-
Practical Samee - ku dabaq noloshada
-
Practical Samee
1 Parts
Qaabka aan u sameen doono Practical ka
-

0
0 Reviews
Sallamu Aleykum Salim omer Waxaan ahay Sudeysi abuukar deerow Shaqsi dhalinyaro soomaaliyeed ah, Waxaan ahay qoraa wado book physiology—Raletad Book Waxaan daneenayaa la kulankaaga maadama aan kuu arko inaad tahay khabiir ku takhasuusay Cilmi nafsiga. Waxaa rajeynayaa wada shaqeyn dhow oo ina dhaxmarta.