Barayaasha
Khibradaada, hal-abuurkaaga, iyo dadaalkaaga ayaa bedeli kara jihada nolosha arday.
Talalaaboyinka Macalinka
Si aad uga midnoqoto barayaasha sheerxirfad fadlan raac tabaabooyinka hoos ku xusan
1. ISDIWAANGALI
2. FOOM-KA HOOSE BUUXI
3. IMAYLKA KUSOO DHACO KA JAWAAB
La kulan Barayaasheena Sare
Macallin noqo , la aqoonada kumanaan arday
Su’aalaha Inta Badan La Isweyddiiyo
Waa kuwan jawaabaha su’aalaha qaar inta badan nala weydiiyay. Sidoo kale waad nala soo xiriiri kartaa. Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno.
Fadlan aqri shuruudaha ee Sheerxirfad.
Hadaaan koorsada ku qanacno, diyaarna ay kuu tahay, kulan fogaan-arag ah ayaan la siin doonaa si’aan isku wareysaneyno iyo si’aan kula wadaagno hedduu alle idmo.
Mar hadaad koorso website-ka soo galiso waad ka gudubtay shuuradaha iyo process-ka qiimaynta koorsooyinka waad soo gudbin kartaa, kaliya tatay ayaan hubin doona si’aan u ilaalino taynta kooryinka aan la wadaageyno dadka soomaaliyeed.
Macalinka 60% ayuu leeyahay, SheerXirfad-na 40% ayey leedahay.
Maya, waxaan ku keydina Cloud encrypted ah oo aanan lagasoo dajin Karin.