Select Your Favourite
Category And Start Learning.

Adeegyada Xisaabinta

Adeegyadayada xisaabaadka aan bixino waxa ay kaa caawin doonaan inaad yeelato diiwaannada saxda ee macluumaadka maaliga. Iyadoo aan loo eegin baaxadda meheraddaada, xisaabintu waa lagama maarmaan si ay kaaga caawiso go’aan samaynta, qorshaynta kharashka, iyo cabbiraadda waxqabadkaaga dhaqaale. Adeegyada xisaabaad aan naga heli doonto waxay waafaqsanyiinin Xeerarka Calamiga ee maaliyadeed (IFRS) waxaana adeegan bixinayo koox xisaabiyeyaal aqoon sare leh.

$300

Ganacsi yar

Dukaan, Maqaaxi, Bacadle, IWM

$700

Ganacsi Dhaxe

Carwo, Warshad, Kaalin shidaal, IWM

Dalab Khaas

Dalab Khaas ah Ku dhisan Heshiis