Course Introduction
0/3
Introduction to Cybersecurity
Fahan waxa ay kala yihiin weerarka iyo amniga difaaca, oo baro xirfadaha laga heli karo amniga internetka (cybersecurity).
0/8
Networking Fundamentals
Baro fikradaha asaasiga ah, sida computeradu isula xiriiraan iyo noocyada weerarada loo isticmaalo.
0/13
How The Web Works
Si aad u noqoto hacker wanaagsan waa muhiim in aad fahanto sida websites-ka ay u shaqeyaan iyo waxa daaha gadaashiisa ka socda.
0/8
Linux Fundamentals
Adeegayaal badan iyo qalab ammaan ayaa isticmaala Linux. Baro sida loo isticmaalo nidaamka hawlgalka Linux, oo ah xirfad muhiim u ah cybersecurity.
0/11
Conclusion
0/2